24 sano kadib Italia oo hanatay koobkii adduunka.


Xulka qaranka Talyaaniga ayaa ku
guuleystey koobka kubada cagta aduunka 2006
iyagoo rigoorayaal 5-3
kaga adkaadey xulka Faransiiska
markii ay waqtigii loogu tala galay iyo kii dheeriga
. 



Spain oo ksoo biirtay waddamada usoo baxay wareegga 2aad iyo guuldrooyin isdaba joogah oo ay la kulantay qaaradda
afrika



Garsoore Ivanov oo 16 kaar qeybiyay kulankii la yaabka lahaa ee dhex maray Holland iyo Portugal iyo warar
ku saabsan kulamadii la ciyaaray wareegga 2aad ee koobka aduunka 2006.
|
05/07/2006
|
FIFA Oo Baadhaysa Kaadhkii Casaa Ee La Siyay Rooney
|
|
Gudida anshaxa ee FIFA ayaa baadhaya kaadh casaan ah oo la siyay Waney Rooney ,kulan ay sabtiid wada yeesheen Portuqal iyo
England, FIFA waxay baadhaysa in uu Rooney Anshax xumo ku kacay iyo in uu Garoose Horacio Elizondo uu digniin la’aan
ku siiyay Kaadhkaasi ,
|

TAALO UU LAHAA XIDDIGA KUBADA CAGTA RONALDINHO OO LA GUBAY
sawiradii France Iyo Brazil







|
Update on Awrbogeis borehole wells. Posted
on Saturday, March 25 @ 10:33:32 PST by lasanod | |
{SVO} 25 March 2006
To: All SVO partners
To begun with, the borehole
of Awrbogeis was not functioning for 4 days during last week of the month instant......................
The fundamental
reason in because of the pastoralist excess plus water tankers pecking up water to remote areas where the reservoirs emptied
which caused the well to function 15 hours as per day. As we all know the water wells were funded by NPA and implemented by
SVO in the earlier of half of the year 2004. This project was a contribution to the relief assistance rendered towards the
4 year drought affected people.
For your information, however, we have received an urgent request from the elders,
on behalf of the community by and large telling us that all people and livestock are at risk due to water shortage. In response
to this increasing demand, SVO took the necessary measures and sent a team comprising electrical and mechanical resource persons
to make assessment and carry out repair and maintenance if need. 
Subsequently it was revealed that the two functioning generator
a both ceased working. So an alternative source was inevitably and urgently needed. The team, then decided to maintain and
use the old generator instead they were successful to make it functional and produce water as usual, they brought the two
generators to Las-Anod to check, examine and find the technical problem.
However, the situation to change and cause
awkward fix for people and livestock is apprehended if the currently functioning generators suddenly broke once again. 
More over, we inform you that if no rain was noticed for the coming
days the situation will be more critical and necessitates distribution of water trucking to our area of operation in Sool
and Sanag regions. Infact there is pasture for livestock to brows but the problem of water shortage is our major concern.
.
Be assures that we shall update you in case of situation change.

Best regards.
wixii war bixin intaa dheer kala xididh www.svossrs.org | | |
Jidka Laamiga Ah Ee Isku Xidha Laascaanood Iyo Garoowe Oo Dayactir Lagu Bilaabay.
Mar 21, 2006 By:C/kariin Siciid aw cabdi
Laascaanood(SoolNews)Hay’adda Jidadka u qaabilsan Maamulka
Puntland ee loo yaqaan Nesha ayaa maanta ka bilowday Jidka Isku xidha Magaalooyinka Laascaanood iyo Garoowe hawlo ay ku dayactirayso
Jidkaas,kaasi oo shantii sane ee ugu danbeeyey ay soo foodsaaray Burbur Dayac balaadhan.
Jidan
oo dhererkiisu gaadhayo 135 KM ayaa waxaa hawlaha lagu Dayactirayo fulinaysa Shirkada Deegaanka ah,waxaana ay maanta hawlaheedii
ugu horeeyey ka dhaqaajisay Tuuladda Garac-lagudhal oo 90Km bari kaga aadan Magaalada Laascaanood.


Hawlahan
lagu dayactirayo Jidka Laamiga ah ee isku xidha Magaalooyinka Laascaanood iyo Garoowe ayaa waxaa lagu wadaa inuu socon doono
mudo dheer,waxaase laga cabsi qabaa in ay Hawlahan ay dhibaato weyni kaga timaado Raxmaadka la filayo inuu da;o Siti maanada
fooda inaku soo haya.
Dayactir kan la mid ah ayaa waxaa ay Hay’addu
ka wadaa Tuulada Xaaji Khayr ee Gobolka Nugaal,iyadoo sidoo kalena la filayo in dhawaan
isagana hawlahiisa la bilaabo Jidka isku xidha Magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo,oo
isagu ah kan ugu daran Jidadka Laamiga ah ee isku xidha
Magaalooyinka waa weyn ee Puntland.


BY: C/kariin Siciid aw cabdi